Lacagta ku baxeysa dhismaha Dekadda Garacad oo la shaaciyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey dhismaha Dekadda Garacad. Guddiga dhismaha Dekadda Garacad ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixinta mashruuca dhismaha Dekadda Garacad oo ay ku baxayso $180 Milyan, waxay guddigu u faahfaahiyeen Madaxweynaha mashruuca oo … Continue reading Lacagta ku baxeysa dhismaha Dekadda Garacad oo la shaaciyay (Daawo Sawirro)